Qeexid

ld shiraako.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shuraako oo kali ah:
  • Casharada ay Komishanku ka dhaxleen doorashadii dawladaha hoose, waxa ka mid ah; iyaga oo doorkan in Xoghayaha goobta coddeyntu aanu noqon mid ka soo jeeda degaanka lagu coddeynayo, si looga foojigaysto wax-isdhaaf-dhaafis lagu shuraakoobay.
  • Heshiiskii aannu la galnay Al-jaabirina wuu soo dhow dhow yahay, dalwadda Raasul-khima iyo shirkad ajeniba ah ayaa shuraako ku ah dhismaha maxjarka Berbera, kii hre iyo kan cusub ee iminka dhammaanayaba.