Qeexid
Wax la shuqliyey ahaansho. ld shuqloon.
[-naa, -nayd]
f.mg4Wax la shuqliyey ahaansho. ld shuqloon.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg shuqlan. ld shuqlanaansho, shuqloonaan, shuqloo naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid hawl gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld shuqlanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax sharrax lagu qurxiyey ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax shaqal loo yeelay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg shuqli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld shuqlanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld shuqlan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; lmi) Wax shulshul yeeshay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: ld sukulan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc maansada ka mid ah oo markii la qaadayo lacayaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Maro wax shulshul loo yeelay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Shaqo; hawl.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Saxaro badan, jilicsan oo nafleyda qaarkeed gadaal ka dhigto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (daaw.) Saxaro jilicsan ama biyo ah oo la dhigo si is daba joog ah. Waxa sabab u noqon kara xiidmaha oo bukooda (infekshan, kolaytis, iyo cudurka “crohn”), dheefdhuuqa oo xumaata, xaaladaha acsaabtu kacsantahay iwm. Shubanku haddii uu dheeraado ama si daran u socdo wuxu keeni karaa: biyo aad u badan,cusbooyin iyo nafaqo kale oo jirka ka baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Nafley wax shuban ku dhacay noqosho.
Qeexid Xigta: Hoore wax la shubay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Hoore wax la shubay ahaansho.
Qeexid Xigta: Xoolo wax la waraabshay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -qeeyay, -qaysay
Qeexid: Ul afkeed iwm wax ku mudmudid.
Qeexid Xigta: Badar si ishu uga baxdo aayar kal ku tumid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg shaqlan. ld shaqla naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Meesha uu fariisto qofka wada baabuur, markab,dayuurad iwm.
Qeexid Xigta: Isku joog garangar ama wax u dhigma iyo xubno kale ka kooban oo gaadiidka badda, cirka iyo dhulka ninka wadaa uu adeegsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la shiilay ahaansho. ld shiilaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]