Qeexid

(-fo, m.l) Suuqadda dumarku quruxda u qaato waxyaalaha laga lulo oo lagu qurxiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shunuuf oo kali ah:
  • Abwaan Saxardiid Iyo Sooyaalkiisii Suugaanneed Saxardiid oo ah Hal abuur wayn oo suugaaneed ayaanu Arbacadii todobaadkii hore idiin soo daynay, qaybtii hore ee waraysi ay la yeelatay shabakada la yidhaahdo Shunuuf.
  • Hargeysa( Haatuf) maamulaha Jaamacadda Hargeysa ahna kusimaha gudoomiyaha jaamacada hargeysa C/raxmaan axmed Shunuuf oo uu xilka kaga tagay maamulihii jaamacadu Dr.