Qeexid

ld shukaansasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shukaansi oo kali ah:
  • Judhiiba, muuqaalkooda, hadalkooda, iyo labiskooda waxaa nooga baxay in ay yihiin kuwo reero ladan ka dhashay oo ka duwan kuwo kale oo aad garan kartid markooda horeba inay baarka u yimaaddeen baashaal iyo shukaansi.
  • Botyaasha wee kala duwanyihiin, waxaa jiro Robotka oo asiga neh ah kombiyutar la brograameeyay iyo Botka Shukaansiga oo ah, program cilmi leh oo kula hadlaayo, sida kuwa ku jiro MSN'ka oo kale.