Qeexid

Meesha uu fariisto qofka wada baabuur, markab,dayuurad iwm.

Qeexid Xigta

Isku joog garangar ama wax u dhigma iyo xubno kale ka kooban oo gaadiidka badda, cirka iyo dhulka ninka wadaa uu adeegsado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shukaan oo kali ah:
  • Waxaanu qorshaynaynaa meel marinta isticmaalka gaadiidka shukaanta ku leh bidixda.
  • Iskaashiga Mucaaridka Durtaba la Mahadi Weli lama dhaarin, mey shirin, mey dooran ragii shukaanta Golaha u qaban lahaa, haddana waxaa si toos ah loo goostay midhihii ka dhashay iskaashiga danta guud ee mataanaha mucaaradku ku bahoobeen.