Qeexid

"Mahadcelin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shugri oo kali ah:
  • Sidaa waxa yidhi Caaqil Shugri oo ka mid ahaa, dadkii wax ka fulinayay hawl-galka.
  • Madar, wuxuu si wanaagsan ugu hadli jiray Luqadaha Carabiga iyo Ingiriisida, waxaanu ifka kaga tegay lix carruur ah oo shan ka mid ahi ay ku noolyihiin dalka Denmark, midna dalka gudihiisa joogo iyo Hooyadood Shugri Kabadhe oo ku sugan Hargeysa.