Qeexid

(-ooyin, m.l) Dad u banbaxay dhac, dil iyo boob.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shufto oo kali ah:
  • Warbixin uu sii daayay xafiiska badaha ee caalamiga ah (International Maritime Bureau), ayaa sheegay in badaha u dhow halka markabkan lagu af-duubay ay tahay meel ay aad ugu badan yihiin shufto-badeedka ka ugaadhsata badaha.
  • "Burcadbadeedu waxay ka dhasheen cadaadis la saaray kaluumaysatada Somalida, balse waxay isku badaleen shufto afduuba Maraakiibta si ay lacag uga helaan" ayaa lagu qeexay warbixintan.