Qeexid

"/dh Dareen; qiiro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shucuur oo kali ah:
  • "Xilka Maxkamadaha Islaamka waxaan qabtay iyadoo aysan jirin cid i qasabtay, shucuur aan qabo ayaana xilkaas u qabtay, hadii ay culumadu go'aamiyaan inaan ka tagana waan ka tagayaa" ayuu yiri Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
  • Nabad qabka waxaa ka mid ah, mid jireed, maskaxeed, shucuureed iyo caafimaadka bulsho.