Qeexid

"Iftiinka qorraxda."

Qeexid Xigta

Tamarta ka dhalata mataataxa ku dhaca walxaha qaarkood, sida yuraaniyanka iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shucaac oo kali ah:
  • Shucaaca horumar ee kaa soo kaahaya ku firdhi ardaa kasta oo oday Soomaaliyeed dugsanayo.
  • Waxaa xeebaheena loo soo daabulay qashinka warshadaha wadamada hore u maray iyo haraaga nuklearka oo shucaaciisa dad badani ay u geeriyoodeen qaar kalena uu asiibay cudurro aan daawo lahayn sida kaansarka oo kale.