Qeexid

"Hoore, badar iwm meel ku geddisasho."

Qeexid Xigta

Xoolo wa raabsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shubo oo kali ah:
  • Waxaa kaloo aan ka jirin Somaliland dhibaatooyinka ay ka midka yihiin: burcad-baddeed, sunta badda lugu shubo iyo kalluumaysiga sharci-darrada ah ee lugu sameeyo badaha Soomaaliya.
  • Haddii aan saddexeeyo, Somaliweyn wuxuu ahaa meel wax walba lagu shubo ee aan cidna fikirkooda loo diidin.