Qeexid

"Dhis ka samaysan bir, ciid, quruurux iyo shamiinto isku dhafan oo isku qallalay."

Qeexid Kale

ld shubid.

Qeexid Xigta

Cayaar ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed, leh jiib iyo jaan oo ragga iyo dumarku wada dheelan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shub oo kali ah:
  • Warsaxaafadeedka Maanta kasoo Baxay Golaha Wasiirada Soomaaliya ee ku sugan Muqdisho waxaa lagu Cadeeyay in Dhibaato xoogan oo xaga Bani'aadanimada oo u badan Shuban,Biyo la'aan,Gaajo IWM ay ka taagan yihiin Gobolada Dalka Soomaaliya.
  • Shir ka dhacay Xarunta Wasaarada Caafimaadka DGPL Shir balaaran oo lagu caawinayey dadka shuban biyoodku ku dhacay ee hatan jiifa Isbitaalka Guud ee Magaaladda Garoowe ayaa lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Caafimaadka ee Magaaladda Garoowe.