Qeexid
Nooc nibiriga ka mid ah.
Nooc nibiriga ka mid ah.
magac / noun
Lab / masculine
m.l.u
Qeexid: Kalluun yaryar oo cutub-cutub isu raaca.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Balli yar oo meel xaani ah ku yaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Si wax loo weyddiisto qof la yaqaan laguna kalsoonyahay.
Qeexid Xigta: ld shaxaa did.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Qof la yaqaan si kalsooni leh wax u weyddiisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Bar yar, cad oo isha dhexdeeda (birteeda) ku samaysanta.
Qeexid Xigta: ld shooko (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Markabka meesha qiiqu ka baxo.
Qeexid Xigta: Dhuun kasta oo dheer korna u taagan oo qiiqa kor u saarta.
Qeexid Kale: Qalab bir ka samaysan, gaas ku shaqeeya oo wax lagu karsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xarrago; mardaadi.
Qeexid Xigta: Sh. ah: neef ari ah oo leh qoobab cascas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Cid mardaadiyid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Weel bir ka samaysan oo badarka iwm lagu beegto, una dhiganta suus barkii (banaadir).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (daaw.) Xaalad cudureed la socota marka cadaadiska dhiigwareegga uu aad hoos ugu dhaco oo uu dhiiggu gaari waayo soohyada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -oolay, -ooshay
Qeexid: Faanid (cid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-nno, m.dh) Geedo badan oo isku meel ku urursan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qurxinta meel lagu qurxiyo nalal, dhar, qalab iwm. ld sharra-xid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Saldhig boolis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Qalab bir ah oo af godan leh, yaambadana u eg oo geedaha lagu qoro.
Qeexid Xigta: ld shookad. Yaambo yar oo xooggan oo dhulka adag lagu falo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Meel loogu dhakado neefka (ugaar) la rabo in la khatalo; shoomo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dadaal badan oo tacab loo galo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Hawl qabashadeeda tacab badan u gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.t
Qeexid: .j Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma shanta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg shoob2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]