Qeexid

"(-nno, m.dh) Geedo badan oo isku meel ku urursan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shoon oo kali ah:
  • “Laakiin jariidad aan garanayo qofka qora oo aan sida Illaahay ii yaqaanno aan u aqaanno markuu wax qoro waxaan leeyahay xishood…xishood, hadduu xishoon waayona sharciga ayaa ina kala saari doona” ayuu yidhi.
  • Sheeko… Xaq baad u leedahay doonistaada, ha ka xishoon, sheego xataa haddaad nin rabto waad ku odhan kartaa waan ku rabaa.