Qeexid

"Faanid (cid)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shool oo kali ah:
  • Shoolada ma ugu dhaceen Guddiga doorashooyinku hawshoodii, Qore: Raaqiya Cabdillaahi Oomaar.
  • Masaafadda ciiddaas iyo camaarkaas ka badan ee uu gooyay kolka laga tago waxa hafiyay oo shooladdiisa iyo ib kasta ba aabudhay boodh.