Qeexid

"(-iyo, m.dh) Saldhig boolis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shooki oo kali ah:
  • Laakiin, waxa doqoniimo laxaad lihi meeshaa ka raacday, askartii shookiga haysatay ee Ninkaa Ninka u seexisay, kuwaas oo ka qariya iyo ka qabta midna garan waayey.
  • Ninkaas oo lagu taandheeyey shooki yar oo u dhow jabadka ay diyaaraduhu ku gel-gelimaystaan ayey qaar askar ahi ii sheegeen inuu ninkaasi ka soo baxsaday jeel-magnuun lagu oodeeyo dadka waallan ee aanay cidina arag meel uu dad ku cunay.