Qeexid

"(-do, m.l) Weel bir ka samaysan oo badarka iwm lagu beegto, una dhiganta suus barkii (banaadir)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shood oo kali ah:
  • Haddaba, qabniin-qasankan oo aan la ogayn dawlad kaalmo inoo siisay iyo kambani soo saara toona, ayaa sababaha loo kala garan la’yahay Xille-bilaalnimo xagga raga ah iyo xishood-daro xagga dumarka ku dhacday.
  • Waxaanu intaa ku daray in ay dadkasi u qaateen in aan sharciga lagu fulin karayn, ayna si laban-laabeen hawshoodii dhul-bobka ahayd, balse waxa uu Duqu sheegay in haatan iyo wixii ka dambeeya aan cidna laga haybasanayn ee sharciga lagu qaadi doono.