Qeexid

"(-do, m.l) Xamuul doon ama markab hal mar qaado."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shixnad oo kali ah:
  • S: Meesha bariis baa la rarayaa waa maxay shixnadaha faanka ah ee aad sheegtay?
  • Doonidani gubatay oo siday shixnado ganacsi ayaa waxa ay kasoo shiraacatay dekadda magaalada Mombasa ee dalka Kenya iyadoona ku soo jeeday marsada caalamiga ah ee magaalada Kismaayo.