Qeexid

"Qof aan xiriir sokeeye la lahayn qolo."

Qeexid Xigta

Qof jooga dal uusan u dhalan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shisheeye oo kali ah:
  • Waxa uu sheegay wasiirka in dowladda Mmidnimada Qaran ay ka dambeyso go’aanadii culimada Soomaaliyed ee ahaa in ciidamo shisheeye aan la keenin dalka, kuwa hadda joogana laga shaqeeyo sidii dalka looga saari lahaa.
  • WAR DEG-DEG AH: Ra'isulwasaaraha Soomaaliya oo Maanta Raaligelin ka bixiyay Hadalkii Wasiirka Arimaha Dibada Soomaliya ee ahaa Dalabka Ciidamo Shisheeye.