Qeexid

"(-llo, m.dh) Tashi qarsoodi ah oo loola jeedo in cid lagu dilo ama lagu waxyeelleeyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shirqool oo kali ah:
  • Booliisku waxa ay sheegeen ineysan jirin caddeymo muujinaya inay dhagar-qabayaal kale qeyb ka ahaayeen shirqoolkan.
  • Waxa Faarax Oomaar la geliyey cidhiidhi dhinac walba ahaa oo marba isa soo tarayey, iyadoo loo sameeyay shirqoollo iyo qoraalo been abuur ah si dambi loogu helo.