Qeexid

Qalashada neef xoolo ah la qasho waqti abaar ah.

Qeexid Kale

ld shirayn.

Qeexid Xigta

Sh. ah: neef loogu talaggalay in la qasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shiro oo kali ah:
  • Waa fawdo in Madaxweynaha la shiro, khudbado u jeediyo Xubnaha Barlamaanka, marka laga reebo waqtiyada ku xusan Dastuurka.
  • Qofba wuxu ku dagan yahay Halkuu daacad kaga hadho, Nin kastoo dardaro kulul Dabar lagu ceshaa jira, Diin kastuu la soo shiro Dacwad baa ka furan kale.