Qeexid

"Kelinnimada Alle iyo cibaadadiisa oo wax kale lala wadaajiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shirki oo kali ah:
  • Dalalka Senegal ayuu Madaxweynuhu kaga qaybgalay shirkii dalalka Islaamka, kaasoo looga hadlay xaaladaha murugadaha leh ee ka taagan dalal badan oo Islaam ah, iyadoo lagu soo qaaday shirkaas Somalia oo lagu tilmaamay inay ka jiraan dhibaatooyin.
  • “Waxaan maqlayay dad sheegaya in shirkaas uu yahay mid dano gaar ah laga leeyahay, balse waa shir in la qabto lagu soo gaaray shirkii ka dhacay Addis Ababa bishii April, waxaana socda qabanqaabadiisa” ayuu yiri Sheekh Cumar.