Qeexid

"Urur ka kooban laba qof ama ka badan oo si wada jir ah hanti isugu darsada oo ku shaqaysta faa'ii-dadana wadaaga."

Qeexid Xigta

Xarunta shirkadda. ld sharikad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shirkad oo kali ah:
  • Qeybdiid waxa uu sidoo kale shegay inay hubkoda soo diiwaan galiyeen 151 shirkadod oo ku yaala magaalada Muqdisho kuwaaso dhamaantood dowlada ku wareejin doona hubkooda.
  • Madaxii Shirkada Biyaha ee Magaalada Gaalkacyo oo maanta la Dilay.