Qeexid

"shirjaraa'id m.l Shir wargeysyada."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shirjaraa oo kali ah:
  • Shirjaraa’id oo uu ku qabtay xarunta caasimadda ah ee Milan shalay duhurkii, waxa uu kaga waramay arrimo dhawr ah oo ku saabsan u soo wareegistiisan kooxda inter iyo arrimo kale oo badan.
  • Shirjaraa'id oo uu Maanta qabanlahaa Madaxweyne Shariif oo dib u dhac ku yimid Dib u dhaca shirka maanta ayaa waxaa noo xaqiijiyay Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada C/qaadir Barnaamij oo aan la xiriirnay..