Qeexid

"Cayaar raggu dheelo iyadoo warmo iyo gaashaamo la qurxiyey la sito oo taagnaan iyo socodba lagu tumo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shirib oo kali ah:
  • Sidaas ayaa af-maalka laga adeejiyay si loogu canbaareeyo suugaanta sida heesaha, gabayada, guurowga, shiribka, baraanburka, riwaayadaha iwm.
  • Haddaad eegto dhaantada, walasaqada, shiribka, beerrayda, waalada iyo qeybaha kale cayaaraha hiddo iyo dhaqan waxaad arkeeysaa kaalinta mugga weyn ee ay ku leeyihiin faafinta afkaaraha colaadda.