Qeexid

"Dad badan si ay arrin uga doodaan meel isugu keenid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shiri oo kali ah:
  • Maanta waxaad arkaysa iska daa xisbi ee wasiiro shirinaaya beelo, oo si toos ah ugu ololaynaaya qabiilkooda.
  • Hase yeeshee, markii aan u soo bandhigay ee aan shiriyay, inta badan go'aankaa in aag-bedelasho la sameeyo waan isla wada qaadanay Wasiiadda.