Qeexid

"Maro weyn oo adag qaabab badanna loo yeelo oo lagu xiro dakhalka doonyaha, oo marka dabayshu buubiso doonyaha hore u wada."

Qeexid Xigta

Dhar adag oo qallafsan lagana dhigto darbaal iyo teendho. ld shiraaq.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shiraac oo kali ah:
  • Kota Wajar oo misaankiisu dhan yahay 24,637 ayaa waxaa burcad badedka Somalida gacanta ku dhigtey Oct 15,2009 isaga oo marayey Seychelelles isaga oo kasoo shiraacdey dakada Mombasa.
  • "Markabka Talyaaniga wuu shiraacday waxaana kusii daynay $4-Million oo madaxfurasho ah" ayuu yiri mid ka mid ah burcadbadeedii haystay markabta 4-tii bilood ee la soo dhaafay oo magaciisa kusoo koobay Aadan.