Qeexid

Maalmo, sanado, gu'yaal iwm tirin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shintiri oo kali ah:
  • Sanad walboo afaraad oo shintiris-sanadeedka (kalendarka) ka mid ah wuxuu noqdaa 366 malmood, waxaana la yiraahda sanad shindhalad ah (skuddår).