Qeexid

Xasharaad afar baal iyo oogo xaadi ku taagtaagantahay leh oo malabka samaysa.

Qeexid Xigta

Abuur; firi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shinni oo kali ah:
  • Haddaba xabbad-joojintii yeelnay, hase yeeshee intiinaba idinkuma kalsoonin ee yaa na dhex-dhexaadinaya annaga iyo Fiqishinni.”
  • Maanta oo Jimce ahna waxa loo ballansan yahay in xabbad-joojin ay ku dhawaaqaan labada beelood ee reer Cilmi iyo Fiqi-shinni oo colaadi ku dhexmartay degaanka Adhi-caddeeye, taas oo dhowaantan ay dhawr nin ku kala dhimatay labada dhinac.