Qeexid

"Golaha filimada lagu daawado."

Qeexid Xigta

Filin. ld sinee-mo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shineemo oo kali ah:
  • Shineemo Cali Saney oo horay ugu tiilay xaafadda Arjantiin ee degmada Kaaraan ayaa loo soo raray xaafadda Nageyle kadib hantadaad iyo weeraro kaga imaanayey kooxaha ka soo horjeeda daawashada aflaamta kala duwan.
  • Toban qof ayaa ku dhaawacantay qarax caawa fiidkii lala beegsaday Shineemo lagu daawanayey ciyaaraha Qaramada Yurub oo ku taala xaafadda Horseed ee magaalada Baydhabo.