Qeexid

"Nafley baruur badan leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shilis oo kali ah:
  • "Si ay u fashiliso shirka dib u heshiisiinta Jabuuti, ayay Eritrea tashwiish ku furto dawlada jabuuti oo ay dhulkeeda ah qabsatay"ayuu yiri Max'ed Jaamac.
  • Marka la eego xisbiga UCID, waxay wararku saadaalinayaa inuu tirooyin shilis ka heli doono meelo ay ka mid yihiin gobolka Hargeysa iyo Gobolka Togdheer iyo meel weliba meelo kale.