Qeexid

"(-lal, m.l) Dhibaato si lama filaan ah u dhacda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shil oo kali ah:
  • Intaanan u gudbin saameynta lacagtan, waxaa xusid mudan in lacagtani ay ka kooban tahay xaashi-lacagyeedo qiimahoodu yahay 10,000 iyo 50,000 shilin.
  • Shaqaalaha dawladda iyo xubnaha ciidamada qalabka sida waxa ay xaq u leeyihiin gunnada hawl-gabka iyo kaalamada bukaanka ama shilka iyo kaalamada qofka ku naafooba oo xeerka waafaqsan.