Qeexid

"(-shash, m.l) Kurtun yar, bir ah oo ka soo taagan dhuunta buntukha madaxeeda hore oo marka wax la nishaabayo iyada iyo fantax yar oo iyaduna buntukha meel dhexe oo hore kaga taal laysku abbaaro."

Qeexid Xigta

Nishaab; toog.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shiish oo kali ah:
  • Waxa uu sheegey in dhammaan dhulka beriga ah ee Mareykanka ay ku jiraan shiishka Nugliyerkooda.
  • Hubka shiishka wacaniyo, shan la dhaca ma leediin, shallaadada ma leediin.