Qeexid
Nooc kalluunka ka mid ah.
Nooc kalluunka ka mid ah.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la shiray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Shiir yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ur aan aad u qurmuunayn sida kan dhididka dadka iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Awr raran aad u daalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Rati raran wax aad u daalay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg shiiraar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la shiilay ahaansho. ld shiilaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-dmay, -dantay; -dmi) Badar iwm wax la shiiday noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg shiir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax la shiiday ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg shiiraarsan. ld shiiraarsanaansho
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld sharatamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) ld sharatan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhar dun adag, midabyo badan oo dumarku qaato.
Qeexid Xigta: (-dad, ml.) Laba dhagax oo isku dul wareega oo badarka lagu ridqo.
Qeexid Kale: Dhagax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Ku s.: wax khatalmay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhagax dab lagu kululeeyey oo caddaaday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xarafka laba iyo tobnaad ee farta carabiga ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Ku s.: wax khatalmay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Xumbo hoos u dhicid.
Qeexid Xigta: Wax buuran ama dabayl ka buuxdo yaraansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -iilay, -iishay
Qeexid: Subag ama saliid kulul wax ku bislayn.
Qeexid Xigta: Burcad subag iyo caaneeyo u kala saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]