Qeexid

"Xumbo hoos u dhicid."

Qeexid Xigta

Wax buuran ama dabayl ka buuxdo yaraansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shiiq oo kali ah:
  • “Maanta Adduunka waxaynu ugu faani karnaa waa axsaabtaa mucaaradka ah ee soo baxday, haddii aan la gacan qabana waa hubaal inay shiiqayaan, taas oo Somaliland ku ah guul darro weyn” sidaa waxa yidhi mudane C/Qaadir Jirde.
  • Arrimahaasi waxay shiiqiyeen oo qiimo tireen dareenka qofka u goonida ah.