Qeexid

"Subag ama saliid wax ku bislaysasho."

Qeexid Xigta

Burcad dhalaalsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shiilo oo kali ah:
  • Wararku waxay intaa ku dareen in tilaabadani aanay aheyn baqo ku maal loogu danleeyahay cid kale, hase yeeshee ay tahay in la tashiilo lacagta, iyadoo hoos loo dhigayo miisaaniyada hubka caadiga ah ku baxda.
  • Buug suugaaneed waa nuxur halabuur laga soo shiilo maskax bani aadam oo la gaadhsiiyo heer feker oo sarreeya iyo dareen nafsadeed oo xooggan dabadeed lagu liso weelka khayaaliga, ay weheliyaan hibo dabiici ah iyo aqoon barasho lagu kasbado.