Qeexid

"Dhar dun adag, midabyo badan oo dumarku qaato."

Qeexid Kale

Dhagax.

Qeexid Xigta

(-dad, ml.) Laba dhagax oo isku dul wareega oo badarka lagu ridqo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shiid oo kali ah:
  • Ali Jamac Jan-gali oo horey xilal kala duwan uga soo qabtey Xukuumadihii Cali Maxamed Geedi, Nuur Cade & tan uu hogaaminayo Cumar C/rashiid ayaa ka mid noqonaya Wasiirada tagersan Ra'isal wasaare Cumar Cabdirashid.
  • Ka sokow xisbiyaddii tirade badnaa iyo is barbaryaacii siyaasadeed, dilkii madaxwaynaha dalka: Cabdirishiid Cali Sharmake, wuxuu horseeday ismaandhaaf iyo jahwareer siyaasadeed oo hor leh.