Qeexid

"Iin darteed hadal si dhib leh oo googo'an ugu dhawaaqid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shig oo kali ah:
  • Heshiisyada India iyo Shiinaha, waxaa looga gol leeyahay sidii loo kordhin lahaa iskaashiga labada dhinac ee Sayniska iyo technologyogada, ganacsiga iyo waxbarashada.
  • . Diineynta dagaallada: Waxaa si khaldan loo fasiraa Islaamka oo ah diinta dadka Somaaliyeed wada rumeysanyahay oo la rabay iney uhorseeddo wada-jirka, nabadda, humarka iyo iskaashiga.