Qeexid

"eeg shid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shidid oo kali ah:
  • Guddoomiyaha wuxuu kaloo uu tilmaamay in wixii hada ka danbeeya aan la goyn karin geedaha, wuxuuna ugu danbeyntii uu sheegay in dhibaatada ka dhalatay jarista iyo shidida dhuxusha la soo afjari doono ugu danbeyn maalinta beri.
  • • In si xawli ah loogu hawl galo badbaadinta deegaanka oo ay faro kulul ku hayaan cashiimaysiga, dhuxul shidida, boholaha, qashinka magaalooyinka iyo wasakhda biyo mareenada.