Qeexid

(-ooyin, m.l) Dhibaato; rafaad. ld shiidaad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shiddo oo kali ah:
  • Abwaan Max'ud Max'ed Sahal (Shiddo) iyo Abwaan Xasan Max'ed Max'ud (Jacayl) oo aqoon wanaagsan u lahaa Marxuum Siciid Mire Xaydar ayaa sheegay inuu ahaa fannaan qayb ka qaatay dhismaha kooxidii Heegan ee uu ka tirsanaa.