Qeexid

"(-llo, m.dh) (kiim.) Walax la ogsidheeyo ama haddii kale lagu beddelo marraaq ama injiinka kulka si ay u sii dayso kulama tamar waxtar leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shidaal oo kali ah:
  • Wasiirka Batrolka ayaa mar uu tagey wadanka Australia waxaa su'aalo laga waydiiyay heshiisyada shidaalka iyo doorka ay ku leedahayay wasaaradiisa.
  • Shidaalku wuxuu ka samaysmay markii tiro badan oo noole dhintay ah - u badan dhir iyo algea - ku aasmeen dhagaxa sedimentary hoostiisa, halkaas oo cadaadis iyo kul badan ku helay malaayiin sano ka hor.