Qeexid

"ld shacab."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shicib oo kali ah:
  • Haddaba, tana waa la wada joogaa, taana waa la wada joogaa, haddaba dadweynow dhibka ka dhasha ee ka dhex dhaca labada shicib ee wada shaqaysanaya wadana yaal yaa ka masuul ah.
  • Warbixintan qaramada midoobay waxay si wada jira ugu eedeeysay Israa’iiliyiinta iyoFalastiiniyiinta inay si cad bartilmaameed ciidamadoodu uga dhigteen meelaha ay dadka shicibku ku noolyihiin.