Qeexid

"(-nayaal, m.l/dh) (nax.) Xaraf aan kaligii lagu dhawaaqi karin in shaqal lagu daro ma ahee; waxaa la maqli karaa kolka uu shaqal weheliyo. Tus. “b(a), t(a), j(a) iwm”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shibbane oo kali ah:
  • Ereyada qaarkood ee leh shibbaneyaal laba-laabma waxay saameyaan micnaha weedha haddii aan si hagaagsan loo higgaadin.
  • Xarfaha higgaadda Af-soomaaligu waa Shaqal 5 xaraf ka kooban iyo Shibbane 21 xaraf ah.