Qeexid

"Geed weyn oo weligii cagaaran, dhala miro la cuno oo buuralayda ka baxa."

Qeexid Xigta

Wax; shay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shey oo kali ah:
  • Weli ma sugna himilada qudha ee dadweynaha qancinaysa, ahna mid aad u sahalan haddii la helo madax u heelan inay hirgeliyaan barnaamaj qorsheysan oo lagu gaadhaayo.
  • Maxamed dheere oo ku eedeeyay Uruka Alshabaab inay ka danbeeyaan dilalka qorsheysan ee ka dhacaya magaalada Muqdisho.