Qeexid
Xawliga matoorka kordhin.
[-reeyay, -raysay]
f.g2Xawliga matoorka kordhin.
Fal / verb
m.l
Qeexid: (-rayaal, m.l/dh) Bir xalleefsan, shukaanta halkeeda hoose ku taal oo marka cagta lagu riixo uu kordho xawliga wareegga matoorku.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg sheellaree.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Wax qarin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Galka xaniinyaha oo weynaada xiidmaha oo soo gala awgeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -keeyay, -kaysay
Qeexid: Qof, sheeko sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -sheeyay, -shaysay
Qeexid: Wax durugsan noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Ciyaarta tammaanka dhibcaha lagu kala badiyo middood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg sheel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Sheelo qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -sheeyay, -sheysay
Qeexid: Ilmo markaa dhashay shaasho gayeeysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: (f.g) Wax dhex taraarid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Xishood dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (fk) Kor; mel dheer ama taag ah; buur.
Qeexid Xigta: Meel fog.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xishood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -eemay, -eentay
Qeexid: Awr qooqan geela uu la jiro in uu rati kale soo galo ka ilaalin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Xog tabin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Nafley cudur qaadsiin.
Qeexid Xigta: Cid wax xun barid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ka ilaalinta awr qooqan uu ka ilaaliyo geela uu la jiro rati kale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg sheelow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hadal taxane ah oo dhacdo run ama been ah wax ka sheegaya.
Qeexid Xigta: Wax laysu sheego.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld shiimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]