Qeexid

"Wax qarin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sheel oo kali ah:
  • Halyeynnimadaada sheelan Habawgiyo dhiirrintiisa Ayaan halis kuu tusayne Intaan kugu hawlo-daaley Intaan kugu hoodo-sheegtay Intaan hebla' kuugu faanay Hilaado fog bay lahayde Inaan hafarkaaga qaato Sidaad ku heshaa da' weyne Adiyo habigaaga mooyi!
  • Qorsheel ayaa horey isaga casiley xiilka wasarada kadib markii uu ka horyimid heshiis madaxweynaha DGPL uu xoolihii Puntland Monoply u siiyay gacsade Sucuudi ah.