Qeexid

"Hadal taxane ah oo dhacdo run ama been ah wax ka sheegaya."

Qeexid Xigta

Wax laysu sheego.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sheeko oo kali ah:
  • Kuwaas waxaa ku jiri kara cayaaro, gaymam lagu cayaaro, sheekooyin la wada akhriyo, isla qaadashada waqti, wadaagida waxyaalla la xiisaynayo iyo fasaxyo.
  • Dhaliishaas waxaa labaysa in aan dan laga gelin qaar ka mid ah xeerarka sheeko qorista.