Qeexid

"Qof, sheeko sheegid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sheekee oo kali ah:
  • Waan maqlay inay jiraan niman yidhaahda “Mingistu waa ina Dajaasmaaj Kabadhe Tasama”, laakiin nimanka sheekooyinkaa ka sheekeeyaa waa niman taariikhda ay cid waliba uga aqoon badan tahay oo aan waxba ka aqoon.
  • "Madaxweynuhu wuxuu uga sheekeeyay wafdiga UN-ka xaaladda dalka uu marayo, waxaana uu ka codsaday inay kordhiyaan kaalmada ay siiyaan xukuumaddiisa," ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka kasoo baxay xafiiska Madaxweyne Sheekh Shariif ee Muqdisho.