Qeexid

"ld sheekayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sheekays oo kali ah:
  • Wuxuu Abuu Dar horey u ogaa carada iyo ciqaabta daran ee gaallada reer Makka ay marinayaan qof kasta oo raaca ama ay naftiisa ugu sheekayso inuu raaco diinta Nebi Muxammad.
  • Saraakiisha Maraykanka, ayaa sheegay in Mr Powell uu qaab diblomaasiyadaysan ula sheekaystay Mr VillaPin, balse weriyayaasha ayaa sheegaya in uu yaryahay isku dayga Maraykanka uu ku doonayo in uu ku qariyo cadhada uu ka qabo arrintan.