Qeexid

"Dacwad, arrin, qaan iwm jeedsasho."

Qeexid Xigta

Wax aan la ahayn ama la lahayn isku tilmaamid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sheego oo kali ah:
  • Abu-Mansor waa mid aad u daran, waxaase socda qorshe lagu qalayo, lama garan karo xaaladu sida ay noqonayso" ayuu yiri mas'uul diiday inuu magaciisa sheego oo ka tirsan Al-shabaab.
  • Guddoomiyaha maxkamadda wuxuu sheegay in shirkadda SKA ay heshiis la gasha xukuumaddii hore ee dalka iyadana laga doonayo waxay heshiis ku galeen, isagoo xusay inaan looga baahnayn heshiiska shirkadda inuu sheego garyaqaanka u doodaya.