Qeexid

"Dad sheegta tol aysan ka dhalan ee xeer iyo dano kale ku raacay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sheegato oo kali ah:
  • Maamulka Puntland isku heli-mayo in uu sheegato in Puntlnad ay tahay deegaan nabadeed, ku dayashana mudan iyo in Puntland ay noqotay xarunta burcad-badeedka Soomaaliya.
  • Dhanka kale, waa in si weyn looga feejignaado oo lala xisaabtamo qolooyin aan ku magacaabayo sheegato oo ummaddaan duminteeda u taagan, ayagoo sheeganaya in ay u daneynayaa.